Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka hadlay geeridii Sulaan Koonte (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka hadlay geeridii Sulaan Koonte (dhegayso)

Xili shalay lagu dilay Magaaladda Boosaaso Allaha u naxariiste Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo kamid ahaa issimadda Puntland ayaa waxaa ka hadlay dilka suldaanka Garaad Cali ciid Afhayeenka issimadda Puntland.

Afhayeenka Issimadda Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo la hadlayeey Radio daljir ayaa ka tacsiyadeyeey geerida suldaanka oo salaadi jimcaha lagu dhex dilay masjidka Mubaarak ee Magaaladda Boosaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com