Ganacsigii Boosaaso oo canshuur u xiran iyo ganacsatada oo dowladda farriin u dirtay (Sawirro+cod)

Inta badan xarumaha ganacsiga ee magaalada Boosaaso ayaa maanta xiran iyadoona ganacsatadu ay ka cabanayeen canshuur ay dowladda Puntland ku soo rogtey oo ay sheegeen inaysan awoodin inay bixiyaan waqtigaan, waxaana ay dowladda ka codsadeen in canshuur dhimis loo sameeyo.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com