Ganacsatada Somaliland kaso jeeda ee Puntland ku ganacsada oo hadlay (dhegayso)

Ganacsatada Somaliland kaso jeeda ee Puntland ku ganacsada oo hadlay (dhegayso)

Qaar kamid ah ganacsatada dhalinyarada ah ee kaso jeeda gobaladda Waqooyi ee Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka hadlay sida Nabada iyo sharafta leh ee ay ugu ganacsadan Dhulka Puntland ,iyago sheegay in an waxba la yeelin.

Dhinaca kale waxay ka hadleen hadalkii kaso baxay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Faysal Cali Waraabe ,iyago ku sheegay in uu ahaa hadal an macno baddan samaynayn dadkuuna yihiin dad walaalo ah.

Somaliland ayeey ugu baqeen in an la isla meel dhigin Siyaasadda iyo Waxbarashada iyo Ganacsiga dadkuna yihin dad si walaaltinima ah kuwadda Ganacsadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com