Ganacsatada Qaadka u dhoofiya Soomaaliya ayaa sheegay in shaqsiyad dowlada ka mid ah lo xiray qadka kenya

Ganacsatada Qaadka u dhoofiya Soomaaliya ayaa sheegay in shaqsiyad dowlada ka mid ah lo xiray qadka kenya

Taajiro Daaud Maxamed oo kamid ah Ganacsatada Soomaliyeed ee qaadka u soo dhoofin jiray dalka Soomaaliya,isla markaana ku suggan dalka kenya ayaa ka haddashay Caqabado cusub oo ay la kulmeen.

Taajiro ayaa sheegtay in xildhibaano iyo Masuuliyiin ka tirsan DFS ay awood dowladeed doonayaan inay kula wareegaan dhoofinta Qaadka Miirooga ah ee kenya laga keeni jiray,

Waxay sheegtay in Ganacsigoodi la hor istaagay isla markaana shaati dowladeed loo xirtay, waxayna baaq u dirtay Madaxweyne Xasan sheekh

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com