Ganacsatada Muqdisho oo ka hadlaya xirnaanshiyaha Suuqa Bakaaraha (dhegayso)

Ganacsatada Muqdisho oo ka hadlaya xirnaanshiyaha Suuqa Bakaaraha (dhegayso)

Maanta oo xad aahayd waxaa gabi ahaanba xirnaa suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kadib markii ay gacanacsatada inay ka biyo diideen  Canshuur kordhin ay kusoo rogtay wasaarada Maaliyada ee DFS
Qaar kamid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa saxaafada usheegay in ay ugu baaqayaan wasaarada maaliyada ee soomaaliya  inay wax ka qabtaan xirnaanshahaha Suuqa ama la xaliyo tabashadooda .
Xirnaanshiyaha suuqa ayaa kadanbeeyay kadib markii   Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyleshahaha Suuqa uu sheegay in alaabta laga soodajiyo dakada Muqdisho la canshuuro intaan la iibgayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com