Ganacsatada Boosaaso oo Ka Hadlay Sababaha Keenay Sicir Bararka iyo Diidmada Shilling Somaliga (dhegayso)

Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo qaar kamid ah ganacsatada magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay arrimaha sicir bararka iyo qiima beelka lacagta shillinka Soomaaliga oo sababay mudaharaadyo kadhacay gudaha Puntland.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com