Galmudug oo shaacisay natiijada imtaxaanadka fasalka 8aad

Galmudug oo shaacisay natiijada imtaxaanadka fasalka 8aad

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa caawa magaalada Dhuusomareeb uga qeyb-galay munaasabad si wacan loo soo agaasimay tasoo ay wasaaradda waxbarashadda iyo Tacliinta sare ay ku shaacinaysay imtixaamkii sanad dugsiyeedka 2019 2020 ee fasalka 8-aad.

Munaasabadan waxaa ku sugnaa wasiirro iyo Xilibaano ka tirsan labada golle ee dowladda Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa hambalyo la waadagay ardeyda kaalmaha hore ka galay imtixaanadkii sanad dugsiyeedka 2019 2020.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com