Galmudug oo shaacisay natiijada imtaxaanadka fasalka 8aad

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa caawa magaalada Dhuusomareeb uga qeyb-galay munaasabad si wacan loo soo agaasimay tasoo ay wasaaradda waxbarashadda iyo Tacliinta sare ay ku shaacinaysay imtixaamkii sanad dugsiyeedka 2019 2020 ee fasalka 8-aad.

Munaasabadan waxaa ku sugnaa wasiirro iyo Xilibaano ka tirsan labada golle ee dowladda Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa hambalyo la waadagay ardeyda kaalmaha hore ka galay imtixaanadkii sanad dugsiyeedka 2019 2020.

Diwaanka wararka
Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

6 responses to “Galmudug oo shaacisay natiijada imtaxaanadka fasalka 8aad”

  1. Salmo cabdi xasan jimcale

    Imtixanka natiijadisa ayan ubahanahay plz

  2. Salmo cabdi xasan jimcale

    Imtixanka natiijo fiican aafilana I.a

  3. Cabdikariim maxamed xaaji

    Aniga waxaan rajaynayaa Inaan baaso oo aan ku baask nation fiican oo aad usareeysa

  4. Cabdicasiis

    Cabdicasiis cabdulaahi MAXAMAD diiriye

    1. Sucaado

      2151084

  5. Cabdi Shakur maxamed abshir

    Fasalka 8 aad

U Jawaab Cabdi Shakur maxamed abshir Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com