Galmudug oo amaro dul dhigtay Hay’adaha ka howlgala degaanadeeda

HomeWararka

Galmudug oo amaro dul dhigtay Hay’adaha ka howlgala degaanadeeda

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Farxaan Cali Maxamuud ayaa soo saaray wareegto lagu dhaqan Galinayo Canshuuraha NGO_da ka shaqeeya Deegaanada Galmudug

Madaxweynaha Hirshabeelle oo caawa Isbitaalka Erdoğan ku booqday dhaawacyada qaraxii Maxaas
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 14-SEPTEMBER-2022
Dowladda faderaalka”Mowqifkeena xiisadda Khaliijka waa dhexdhexaad” (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Farxaan Cali Maxamuud ayaa soo saaray wareegto lagu dhaqan Galinayo Canshuuraha NGO_da ka shaqeeya Deegaanada Galmudug.

Dhammaan Hey’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah ayaa la faray iney dhaqan galiyaan Canshuuraha ku waajibay Shaqaalahooda, Gawaarida iyo Guryaha u kireysan, Qandaraasyada ay siiyaan Shirkadaha iyo qidmadaha cashuureed ee ka waajibay mucaamilaadka wax iibsi ee ay la sameeyaan Bulshada.

Amarka wasiirka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in tallaabo laga qaadi doono hay’adaha aan u hoggaansamin awaamirta, waxaana uu ugu baaqay in ay dhaqan galiyaan amarada kasoo baxaya wasaaardda maamliyadda.

Degaanada Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka howl gala shirkado iyo NGO-yo kal duwan, waxaana la sheegay in qaarkodf aysan sida la rabay u bixin canshuuraha

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: