Site icon Radio Daljir

Galmdudug, Hir-Shabeelle & Jubbaland oo ka wada hadlay doorashooyinka socda

Waxaa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ahaa ku yeeshay Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Jubbaland.

Kulanka oo uu soo qaban qaabiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed ayaa looga hadlay Iskaashiga Golayaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada, Arrimaha Doorashoyinka Dalka iyo wada shaqeynta Golayasha Baarlamanada Dowlad Goboleedyada iyo Golayasha Sharci Dejinta Qaranka ee Golaha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka BJFS

War kssoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in kulamada wadatashiga ee Guddoomiyayaasha ayaa socon doonaan maal maha soo socda.

Exit mobile version