Faahfaahin: Gadoodkii xabsiga weyn ee Boosaaso oo keenay dhimasho iyo dhaawac

Faahfaahin: Gadoodkii xabsiga weyn ee Boosaaso oo keenay dhimasho iyo dhaawac

Hal maxbuus ayaa geeriyooday, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen israsaasayn dhexmartay ciidamada asluubta ee xabsiga Bosaso oo gadooday iyo ciidamo dowladda ay u dirtay, oo dagaal kooban kabacdi xabsigii kala wareegay ciidankii Asluubta ee gadooday.

Xabsiga Bossaso waxaa hadda la wareegay Ciidamada Difaaca Puntland halka ciidamadii Asluubta ee gadooday lagu xirxiray isla xabsiga.

Dhacdadaan ayaa ku soo beegmaysa xilli Madaxwayne Gaas uu ku suganyahay isla magaalada Bosaso.

Daljir kala soco waraysiyo iyo warbixino la xiriira gadoodka Xabsiga Dhexe ee Bossaso.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com