Gabar yar oo lagu kufsaday magaalada Qardho

Gabar yar oo lagu kufsaday magaalada Qardho

Ciidamada booliska ee magaalada Qardho ayaa soo xiray nin lagu eedeeyey fal kufsi ah inuu ugaystay gabar 13jir oo kunool magaalada Qardho.

 

Kufsigan ayaa noqday mid argagax ku beeray bulshada magaalada Qardho.

Wixii kasoo kordha kala soco warbaahinta Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Mohemod 5 years ago

    Daljir shaqo kale malaha miyaa wax baa la kubsaday mooyee dabcan waa mashruuc wax lagu soo qaatay

    • Waa nasiibdarada na haysata in aad raalli ka tahay kufsiga oo dabcan sida aad u hadashay macno weyn kulama leh in gabar 10 jir ah uu kufsado wiil 20 jir ah amaba ka sii da’ weyn! Macno kulama ma leh in Najmo 12 jir degmada Burtinle ay kufsi u dhimatay. Macno kulama laha in Caa’iisha Ilyaas la kufsaday deedna la dilay! Macno kulama leh in shalaydaan qoyan 10 jir kale Qardho lagu kufsaday!

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com