Gabar sideed sano jir ah oo Garoowe lagu kufsaday (dhegayso)

HomeWararka

Gabar sideed sano jir ah oo Garoowe lagu kufsaday (dhegayso)

Hooyo Muno Xasan Isaaq oo ku nool kaam ku yaala magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa warbaahinta Daljir u sheegtay in kufsi loogu gaystay hoy

Dowladda Federaalka oo bilowday baaritaan ku aadan diyaaraddii ku burburtay Bardaale
Ciidamadda PSF oo qalab waxbarasho geyaay degaanka Ceelaayo (dhegayso)
Caaqil Siciid Shanlayste oo ka hadlay xaalada haatan ka taagan Puntland

Hooyo Muno Xasan Isaaq oo ku nool kaam ku yaala magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa warbaahinta Daljir u sheegtay in kufsi loogu gaystay hoygeeda gabar sideed sano jir ah oo ay guriga uga tagtay.

Waxaa ay sheegtay dhaqaatiirta inay baaritaan ku sameeyeen oo ay caddeeyeen, waxaana ay xustay ninka falka gaystay inuu hadda saldhig uu ugu xiranyahay.

Xasan Heykal oo Bosaso ku sugan ayay khadka taleefanka ugu warantay.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: