Gaas oo ku hungoobay damaciisii Puntland kuna laabanaya Xamar

Tan iyo imaatankiisii Garoowe asbuuc kahor, Cabdiweli Cali Gaas waxaa u qarsoonaa damac ah in uu mar kale isu sharraxo Madaxweyne Puntland. Damacaas oo aan hore ugu jirin Gaas baa ila ka agdhow ku sheegeen in uu ku dhashay kaddib weeraradii saddexda ahaa ee kooxda Aaranjaan la beegsadeen Garoowe, kii ugu danbeeyey ee 20kii Juun … Continue reading Gaas oo ku hungoobay damaciisii Puntland kuna laabanaya Xamar