Madaxweyne Gaas: “Dowladda Federaalku waxa ay ku soo ururtay Facebook!”

Madaxweyne Gaas: “Dowladda Federaalku waxa ay ku soo ururtay Facebook!”

Madaxwaynaha Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada ahna madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay shirkii hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu dhaliilay xukuumadda Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa ku eedeeyey madaxda dowladda faderaalka inay ku mashquulsanyihiin arrimo aan dan u ahayn Soomaalida, isagoona xusay kaliya in laga dheefi doono xummaan.

Waxaa uu ku dhaliilay xukuumadda Soomaaliya ee hadda jirta inay ku mashquulsantahay dhalliilo hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada, ayna kusoo uruurtay Facebook oo kaliya, waa sida uu hadalka u dhigay.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com