Site icon Radio Daljir

Qarax Kale, Gaarigii & Raggii Watay oo Bossaso lagu Qabtay (Sawirro)

Ciidamada ammaanka ee dawladda Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sida oo la doonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Ciidanka ayaa waxa ay soo bandhigeen, walxaha qarxa, qalabka isgaarsiinta, agab lagu sameeyo qaraxyada, taarikada gaadiidka oo laga leeyahay Soomaaliland iyo Galmudug.

Waxaa sidoo kale, ciidanku soo bandhigeen darawalkii gaariga siday qarax iyo rag kale oo la socdey oo dhammaantood la soo bandhigay.

SAWIRRO

Exit mobile version