Gaanasata Puntland oo ku baaqay in la iska difaaco Somaliland (dhegayso)

Gaanasata Puntland oo ku baaqay in la iska difaaco Somaliland (dhegayso)

Ganacsade Siciid diiriye Dabagub ooo ka mid ahaan jiray Baalamnaanka Puntland ayaa Shacabka Puntland ugu baqay inay iska difacan Cid kasta oo ku soo Xadgudubta dhulkooda.

Siciid diiriye Wuxuu kale oo dhaliilay doorka dawlada dhexe ee dagalka Puntland iyo Soomaliland u dhexeeeya Wuxuu sheegay inay ahayd in Puntkand ay dawlada dhexe difacda Madaama ay Halkan iyadu Xukuntu wa sida uu Hadalka u dhagaye

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com