Site icon Radio Daljir

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan ku saabsan usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay dood ku saabsanayd usinnaanta siyaasada Raga iyo Dumarka.
kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Daladda ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) .

Aqoon iswaydaarsigana yaa waxaa ka hadlay oo daah furay Ibraahin Jibriil Ciise oo kamid ah Xildhibaanada golaha deeganka ee degmada Gaalakcyo iyo qaar kamid ah xubnaha Dalada PUNSAA ee gobolka Mudug.

Exit mobile version