Gaalkacayo oo lagu qabtay Shir looga hadlayaay Maaraynta Dhulka (dhegayso+Sawiro)

Gaalkacayo oo lagu qabtay Shir looga hadlayaay Maaraynta Dhulka (dhegayso+Sawiro)

Shir looga Hadlayay Maraynta dhulka ayaa lagu qabatay Maanta Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasarada howlaha Guud iyo Guryanta Dhulka iyo Magaaloyinka Puntland ,waxaa ka qayb galay masuuliyin kala duwan.

Shaafici Cabdulqaadir ayaa warbixintan Gaalkacyo kaso diray


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com