Site icon Radio Daljir

Gaadiidka loo yaqaano Bajaaj-ta oo heshiis la gaaray Maamulka dawladda hoose ee Garoowe (dhegayso)

Wadayaasha Mootada loo yaqaano Bajaaj, kuwooda ka shaqeeya Magaalada Garoowe, ayaa shaqo joojintii ay sameeyay, labo maalmood ka hor waxaa laga gaaray heshiis dhex maray iyaga iyo maamulka dawladda hoose, oo ay horray ugu eedeeyeen inay fara gellin maamulkooda ay ku sammeeyeen

Saddex maalmood kaddib waxaa dib shaqadoodii baqanimadii maamulka dawladda hoose ee Garoowe ay shaqadoodii dib ugu fasaxday Darwalada gaadiidka bajaajta ,kaddib markii la siiyay warqado aqoon si ah intii sharciga u hoggaan-san tay .

Arrintaan oo socotay saddexda maalmood ee ugu dambaysay ayaa saameeyay nolosha qoysas badan oo laga biili jiray Bajaajta kharashaadka ka soo xerooda haddaba qaar kamid ah dhalinyaradaas oo uu la kulmay markii heshiisku dhacay kaddib wariye Axmed Sheekeeye ayaa ka warramaya saamayntu ay arrintaani ku yeelatay .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a8eb6ee0001007c21d050e0/Waraysiga+qaar+kamid+ah+darawalada+gaadiidka+bajaajta+Garoowe+by+Sheekeeye.mp3?_=1
Exit mobile version