Site icon Radio Daljir

Gaadiidka Iska Rogooyinka ee Garoowe oo ka cawday lacago lagu soo kordhiyay (daawo)

Wadayaasha gaadiidlayaasha ee magaalada Garoowe ayaa dhigay dibadbax ay ku muujinayaan inay kasoo horjeedaan gaadiidka iska rogooyinka ee qaada dhagxaanta iyo ciidda guryaha lagu dhiso, kadib amar kasoo baxay maamulka degmada Garoowe oo lagu soo rogay inay bixiyaan lacago dheeraad ah oo aan ahayn canshuurta dowladda.

Shacabka Puntland ayaa inta badan laga qaadaa lacago aan ku qornayn dastuurka dowladda Puntland, kaasi oo aan ku jirin miisaaniyadda dowladda.

Exit mobile version