Site icon Radio Daljir

Gaadiidka gobolada Puntland iyo Bosaso oo hakad uu ku jiro (dhegayso)

Gaadiidka isaga kala gooshayay magaalada Bosaso ee xarunta dhaqaale ee Puntland iyo gobolada kale ee dalka ayaa hakad uu ku yimid, waxaana gaadiid badan ay ku xanibanyihiin deegaanka Ceeldaahir oo katirsan degmada Carmo ee gobolka Bari.

Waxaa uu yimid, kadib markii daadad xoogan ay kusoo furmeen togga Ceeldaahir oo sanad walba xiliyada roobaha sidaan oo kalle hakad u geliyay isku socodka gaadiidka.

Dowladihii Puntland soo maray ayaana ku guulaysan inay wax ka qabtaan togagan ama ay ugu yaraan ay saaraan buundo si gaadiidka uu u maro.

Jaamac Axmed Cali   oo kamid ah Darawada Gaadiidka ee kuxaniban togaasi ayaa Radio Daljir uga Waramay xaalada ay ku sugan yihiin dadka iyo Gaadiidka.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b12720401010002e11e97cb/Jamaca+Waraysi++Ceel+dahaair++.mp3?_=1
Exit mobile version