Site icon Radio Daljir

G. Farataag oo xadhiga ka jaray dugsiga Farsamada Gacanta ee Kismaayo

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland  Janaraal Cabullaahi Sheekh Ismaaciil fartaag ayaa maanta xadhiga ka jaray xarunta dugsiga farsamada gacanta ee Kismaayo.

Xaruntan waxaa dhistay hay’ada NRC waxaana loogu tala galay inay ka faaidaystaan arday dhan 2 boqol oo arday.Dugsigan ayaa waxyaabaha lagu baranayo waxaa kamid ah harqaan tolida,korontada,kaluumaysiga, xirfadaha cilaan saarka iyo sharaxaada dharka.Masuuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha gobolka Jubada Hoose ayaa goob joog ka ahaa munaasabada xadhig furka xarunta.

 

Daljir.com

Back to Home page