FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Programme Associate (Nutrition)

Job advertisement No. 011/2021

Job title Programme Associate (Nutrition)
Contract type/grade Fixed Term, G-6
Duty station Garowe
Contract duration 1 year (initial)
Date of issue 15 March 2021
Closing date 28 March 2021

Do you meet the minimum requirements?

 Secondary school certificate. A post-secondary certification in Nutrition, International
Health & Nutrition, Public Health & Nutrition Policy and Management, Family Health &
Nutrition or Food Technology is required.
 At least two years of experience working in nutrition and development sectors as indicated
above.
 Proficiency in oral and written communication in Somali and English is a must.

Are you competent for this job? Do you have

 Good knowledge and experience with the government and other sectors; assisting with
policy and strategic discussion
 Experience in supporting programme monitoring and implementation.
 Experience supporting capacity strengthening of governments and non-government
organizations.
 Strong organizational skills, time management and ability to carry out multiple tasks
successfully.
Interested and qualified candidates are requested to submit online applications through ERecruitment using the link below:

HALKAAN HOOSE KU GUDBI CV-GAAGA

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=141164&company=C0000168410P

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=141164&company=C0000168410PHalkan KALA SOO DEG MACLUUMAADKA SHAQADA OO DHAMAYSTIRAN PDF

VA 011-2021 Programme Associate (Nutrition) G6 Garowe (1)

Applications that do not meet the above requirements will be disregarded. Only shortlisted candidates will be contacted.


WFP seeks applicants of the highest integrity and professionalism who share our humanitarian principles.

WFP is an equal opportunity employer and we are committed to promoting diversity and gender balance.

Selection of candidates is made on a competitive basis.


 


Posted

in

, ,

by

Tags:

Comments

38 responses to “FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Programme Associate (Nutrition)”

  1. Warda mohamed farah

    Warda mohamed waxaan ahy clinical officer degree from bariga africa bosaaso

  2. Nafisa salaad

    Waxan joga magalada bosaso waxan ahy bacholer degree of public health and nutrition waxan experience u leeyahy materal and child care services

    1. Lamayaqaan

      Magaceygu waa ilhaan abdisalan. Waxan joga magalad baladweyn waxan wataa shahado nurturing diploma waxan so shaqeyaya 3yr waxan u leyahay qubarada badana mahadsanid

  3. Guuleed bile jamaac

    Waxaan joogaa magaaladda muqdisho, waxaan bartay secondary oo kali ah, lakiin waxaan taqasus badan uleeyahay shawooyin badan.

  4. Eman

    Magacaygu iman muse waxn ahyd degree human nutrition learned Ethiopia  [email protected]

  5. Xaliimo

    Magacaugu wa halimo waxn jooga lascanood jamacdyada Ethiopia faculty of nursing
    [email protected]

  6. Imaan muse

    Magacaygu wa imaan muse wxn joga garawe wxan ahay degree human nutrition

  7. Jaamac ahmed abdikaadir

    Jama ahmed abdikadir joga bosaso ka baxay bososao university shahado 3 sano natrtion

  8. Fatma abdikadir abdala

    Waxaan joga magalada growe waxana ahy waxana ka baxay public health and nutrition

    1. Fatma abdikadir

      Waxaan joga magalada growe waxana ka baxay public health and nutrition

  9. Lamayaqaan

    Magacagu waa abdiqani ali xaji waxan joga durduri waxann Barty nutrition 2 years waxan leeyahay khibrad shaqo 2 yers

  10. Naima aden ibrahim

    Asc magacygu Wa Naima wxan Haysta Shahaado 3years Nutrition ah 2years Wxn ku shaqaynayey Khibrad ficana wan hasyta

    1. Ali

      Shaqada online ahaan usoo appy greey wll

  11. Lamayaqaan

    Magacaygu waa farxiya cabdilaahi jogta bosaso diploma nutrition work experience 4year nutrition insha alaah waxan rajayn inaad codsigayga tixgelindontaan

  12. Ifraax

    Magaceygu waa ifrah Aidarus waxan heysataa degree of nursing waxn kadhameyey Global science university Galkacyo waxan heysataa Diploma nutrition waxan xiisen shaqadaas mahdsanidiin

  13. Abdirahman Bulhan

    I’m in bosaso I have diplom of nutration and two and of expereince also I Have degre of lab I’m interesting that job,I hope you focusing on my requist,

    Thanks

  14. Lamayaqaan

    Luul abdirizak ahmed [email protected]
    Waxan ahay degree nutrition ah

  15. Nasro abdirahman khaliif

    Name nasro abdirahman khaliif
    Waxan joga magalada bosaso
    Waxan ahay ardeyad bacholar degree ah
    Wqxq experience faculty nutrition
    Waxana wax ku sobarty bosaso university of health science

  16. Faisa aden

    Waxaan ahy midwifery’s nirsing and health officer kana shaqeya jowle mch Garoowe mudo dhan 6years lehna khibrad shaqo

  17. Sahro abdullahi

    Magacayga waa sahro Abdullahi joogtah Gaalkacyo wxan ahy degree of nutritionist and dietetainist haystanah certificats of nutrition fundamental and meal planing program 

  18. Fatima Mohamud

    Magacaygu wa fatima Mohamud joogto Garowe Public health and Nutrition Degree ah bn ahy

  19. Suuri jamac cabdi

    Waxan ahay degree nutritiona kana baxday bariga afrika garowe

  20. Najah ali Mohamed

    Waxan ahay bachelor nursing degree kaso baxday Edna adan university kuna shaqYsa hope good luck

  21. Lamayaqaan

    Waxan ahay health worker waxan haysta bachelor nursing degree waxan kaso baxay Edna aden university waanan kushaqeya I hope good luck

  22. Lamayaqaan

    Magac waa mohamed daahir waxa jooga dalka Bangladesh waxa aan bartay enivermantal sineces and disaster mangemant waxa aan rajen don in aad codisag aqbashan oo i qadtaan shaqaad aan soo codsadaye
    Think you so much i hope to go this work insha allha

  23. Fadumo jamac

    Waxa ahay arday dhigta jamacada culumta caafimadka bosaso faculty of nutrition year two waxan rajemayaa inad qaali dontaa codsigayga shaqo

  24. Faadumo jaamac cali

    Waxan ahay dhigta jamacada culumta cafimadka bosaso(uohs) faculty of nutrition waxa rajaynayaa shaqadan ka so boxi doono Hadii aan ku gulaysyo

  25. Abdirizak

    I have being working nutrition more than ten year in Kenya iam very interesting.

  26. Mohamed abdi kabir.maxamed

    waxaan Dadka Bartay Heaths Science Cetigate midical Basic Nursig Drgree midical Labotory io. teacher lecture of Heath Sciences
    waxan ka soo.shaqayey hospital

  27. Lamayaqaan

    Wax aan Ahay Somali Welige Ma Shaqeynin Dharka aan Xirnahay waa 1000£ molibka aan Watto 1200£ WFP Anaa Waso

  28. Aweis muxidin

    Waxan ahay bachelor degree of G Nursing waxaa wax ku bartay muqdisho

  29. Muna jama

    Waxaan joogaa magaaalada laascanod waxaan ahay midwefry degree waxaan ku soo bartey jaamacada Edna aadan universty hargeysa

    1. Sadia

      Waxaan ahay arday waxkabaty k.c.cafimaad waxasn heeystaa diploma nutrition waxan kaloo heystaa g.nursing degree waxaan kasoo shaqeeyay hospitaalo badan sida boosaaso glkcyo iyo mch kla duwan

  30. Fadumo said bare

    Waxan raaba shaqo nutrition ah

    1. Mohamed bashiir adam

      Magaceyga waa Mohamed bashiir adam waxan Bartay Bachelor Public Administration waxan kaso shaqeyay mela kala duwan waxan rajeynaya in aan ka faa ideysan doono fursadna u heli doono waaad mahadsantihiin dhamantiina 

  31. Abdi sasiis abdirahmaan yasiin

    waxan jooga magalada bosaaso wn ahay degree ict waxan waxa kabaratay jamacada bosaaso ee magalada bosaaso kutaaada waxan ku soo shaqayayey xirfadayada mudo laba sano ah wxna ka soo shaqayyey shirkada isgaarsiinta ee samtel

  32. Fayruus jamaal ahmed

    Waxan joga magalada bosaso waxan ahay degree of nutrition waxan wax kuso bartay magalada borama

U Jawaab Eman Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com