Job advertisement No. 011/2021

Job title Programme Associate (Nutrition)
Contract type/grade Fixed Term, G-6
Duty station Garowe
Contract duration 1 year (initial)
Date of issue 15 March 2021
Closing date 28 March 2021

Do you meet the minimum requirements?

 Secondary school certificate. A post-secondary certification in Nutrition, International
Health & Nutrition, Public Health & Nutrition Policy and Management, Family Health &
Nutrition or Food Technology is required.
 At least two years of experience working in nutrition and development sectors as indicated
above.
 Proficiency in oral and written communication in Somali and English is a must.

Are you competent for this job? Do you have

 Good knowledge and experience with the government and other sectors; assisting with
policy and strategic discussion
 Experience in supporting programme monitoring and implementation.
 Experience supporting capacity strengthening of governments and non-government
organizations.
 Strong organizational skills, time management and ability to carry out multiple tasks
successfully.
Interested and qualified candidates are requested to submit online applications through ERecruitment using the link below:

HALKAAN HOOSE KU GUDBI CV-GAAGA

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=141164&company=C0000168410P

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=141164&company=C0000168410PHalkan KALA SOO DEG MACLUUMAADKA SHAQADA OO DHAMAYSTIRAN PDF

VA 011-2021 Programme Associate (Nutrition) G6 Garowe (1)

Applications that do not meet the above requirements will be disregarded. Only shortlisted candidates will be contacted.


WFP seeks applicants of the highest integrity and professionalism who share our humanitarian principles.

WFP is an equal opportunity employer and we are committed to promoting diversity and gender balance.

Selection of candidates is made on a competitive basis.


 

Join the Conversation

38 Comments

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

  1. Warda mohamed waxaan ahy clinical officer degree from bariga africa bosaaso

  2. Waxan joga magalada bosaso waxan ahy bacholer degree of public health and nutrition waxan experience u leeyahy materal and child care services

    1. Magaceygu waa ilhaan abdisalan. Waxan joga magalad baladweyn waxan wataa shahado nurturing diploma waxan so shaqeyaya 3yr waxan u leyahay qubarada badana mahadsanid

  3. Waxaan joogaa magaaladda muqdisho, waxaan bartay secondary oo kali ah, lakiin waxaan taqasus badan uleeyahay shawooyin badan.

  4. Jama ahmed abdikadir joga bosaso ka baxay bososao university shahado 3 sano natrtion

  5. Waxaan joga magalada growe waxana ahy waxana ka baxay public health and nutrition

  6. Magacagu waa abdiqani ali xaji waxan joga durduri waxann Barty nutrition 2 years waxan leeyahay khibrad shaqo 2 yers

  7. Asc magacygu Wa Naima wxan Haysta Shahaado 3years Nutrition ah 2years Wxn ku shaqaynayey Khibrad ficana wan hasyta

  8. Magacaygu waa farxiya cabdilaahi jogta bosaso diploma nutrition work experience 4year nutrition insha alaah waxan rajayn inaad codsigayga tixgelindontaan

  9. Magaceygu waa ifrah Aidarus waxan heysataa degree of nursing waxn kadhameyey Global science university Galkacyo waxan heysataa Diploma nutrition waxan xiisen shaqadaas mahdsanidiin

  10. I’m in bosaso I have diplom of nutration and two and of expereince also I Have degre of lab I’m interesting that job,I hope you focusing on my requist,

    Thanks

  11. Name nasro abdirahman khaliif
    Waxan joga magalada bosaso
    Waxan ahay ardeyad bacholar degree ah
    Wqxq experience faculty nutrition
    Waxana wax ku sobarty bosaso university of health science

  12. Waxaan ahy midwifery’s nirsing and health officer kana shaqeya jowle mch Garoowe mudo dhan 6years lehna khibrad shaqo

  13. Magacayga waa sahro Abdullahi joogtah Gaalkacyo wxan ahy degree of nutritionist and dietetainist haystanah certificats of nutrition fundamental and meal planing program 

  14. Magacaygu wa fatima Mohamud joogto Garowe Public health and Nutrition Degree ah bn ahy

  15. Waxan ahay bachelor nursing degree kaso baxday Edna adan university kuna shaqYsa hope good luck

  16. Waxan ahay health worker waxan haysta bachelor nursing degree waxan kaso baxay Edna aden university waanan kushaqeya I hope good luck

  17. Magac waa mohamed daahir waxa jooga dalka Bangladesh waxa aan bartay enivermantal sineces and disaster mangemant waxa aan rajen don in aad codisag aqbashan oo i qadtaan shaqaad aan soo codsadaye
    Think you so much i hope to go this work insha allha

  18. Waxa ahay arday dhigta jamacada culumta caafimadka bosaso faculty of nutrition year two waxan rajemayaa inad qaali dontaa codsigayga shaqo

  19. Waxan ahay dhigta jamacada culumta cafimadka bosaso(uohs) faculty of nutrition waxa rajaynayaa shaqadan ka so boxi doono Hadii aan ku gulaysyo

  20. waxaan Dadka Bartay Heaths Science Cetigate midical Basic Nursig Drgree midical Labotory io. teacher lecture of Heath Sciences
    waxan ka soo.shaqayey hospital

  21. Wax aan Ahay Somali Welige Ma Shaqeynin Dharka aan Xirnahay waa 1000£ molibka aan Watto 1200£ WFP Anaa Waso

  22. Waxaan joogaa magaaalada laascanod waxaan ahay midwefry degree waxaan ku soo bartey jaamacada Edna aadan universty hargeysa

    1. Waxaan ahay arday waxkabaty k.c.cafimaad waxasn heeystaa diploma nutrition waxan kaloo heystaa g.nursing degree waxaan kasoo shaqeeyay hospitaalo badan sida boosaaso glkcyo iyo mch kla duwan

    1. Magaceyga waa Mohamed bashiir adam waxan Bartay Bachelor Public Administration waxan kaso shaqeyay mela kala duwan waxan rajeynaya in aan ka faa ideysan doono fursadna u heli doono waaad mahadsantihiin dhamantiina 

  23. waxan jooga magalada bosaaso wn ahay degree ict waxan waxa kabaratay jamacada bosaaso ee magalada bosaaso kutaaada waxan ku soo shaqayayey xirfadayada mudo laba sano ah wxna ka soo shaqayyey shirkada isgaarsiinta ee samtel

  24. Waxan joga magalada bosaso waxan ahay degree of nutrition waxan wax kuso bartay magalada borama