Site icon Radio Daljir

FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Korontiiste (Electrical Engineer )

Hay’adda barnaamijka cunnada adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP), Xafiiskeeda Garowe, waxa ka bannaanjagoInjineerkorontada ah (Electerical Engineer), si uu taageero ugageesto mashaariicda ay WFP ka waddoSoomaaliya ee yaraynta iyo ladagaallanka gaajada.

Codsadaha booskan waxa laga doonayaa:

Cid kasta oo danaynaysa booskan, gaar ahaan gabdhaha waxa lagu dhiirrigelinayaa in ay codsadaan iyagaoo ka codsan kara website-kan www.wfp.org/careers, qaybtashaqooyinka.

 

F.G: Codsashada shaqadani waxa ay ku egtahay 25 bishan August 2021.

Job title Electrical Engineer
Contract type/grade Service Contract, SC-8
Duty station Garowe
Contract duration 1 year (initial)
Date of issue 12 August 2021
Closing date 25 August 2021

Interested and qualified candidates are requested to submit online applications through E-Recruitment
using the link below:

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=146161&company=C0000168410P

 

Fahfaahin guud.

VA 045 2021-Electrical Engineer SC8 Garowe

Exit mobile version