FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Korontiiste (Electrical Engineer )

FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Korontiiste (Electrical Engineer )

Hay’adda barnaamijka cunnada adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP), Xafiiskeeda Garowe, waxa ka bannaanjagoInjineerkorontada ah (Electerical Engineer), si uu taageero ugageesto mashaariicda ay WFP ka waddoSoomaaliya ee yaraynta iyo ladagaallanka gaajada.

Codsadaha booskan waxa laga doonayaa:

  • In uuleeyahay khibrad labo sano ah oo la xiriidha shaqadan.
  • In uu dhamaystay shahaadada heerka koowaad ee jaamacada oo ay weheliso khibrad shaqo.
  • Waa in uu aad u yaqaanaa qoraalka iyo ku hadalka Afka Soomaaliga iyo English-ka.

Cid kasta oo danaynaysa booskan, gaar ahaan gabdhaha waxa lagu dhiirrigelinayaa in ay codsadaan iyagaoo ka codsan kara website-kan www.wfp.org/careers, qaybtashaqooyinka.

 

F.G: Codsashada shaqadani waxa ay ku egtahay 25 bishan August 2021.

Job title Electrical Engineer
Contract type/grade Service Contract, SC-8
Duty station Garowe
Contract duration 1 year (initial)
Date of issue 12 August 2021
Closing date 25 August 2021

Interested and qualified candidates are requested to submit online applications through E-Recruitment
using the link below:

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=146161&company=C0000168410P

 

Fahfaahin guud.

VA 045 2021-Electrical Engineer SC8 Garowe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Abdullahi Ahmed Noor 1 year ago

    Asc waxan ahay shaqo doon ku nool dalka Kenya hesto shahadada herka 3 2 iyo 1waad ee korontada kuna bartey dalka Kenya ee ha’yada D.R.C iyo N.R.C waxan la so shaqeyey ha’yada M.s.f ee xiryaha Dadhab iyo shirkadaha gaarka loo leyaha

  • Mohamuud Abdisalaan mohamed 3 years ago
  • Abshir mohamed farah 3 years ago

    Waxaan ahay shaqaale ahna khibradiiste koronto 3sanaa dhigtay electric engineering sanadki afraad baan sababo dhaqaale kaga haray
    Badalkii jaamacada waan wataa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com