Faysal Cali Waraabe “ Dagaalka Tukaraq Majeerten Kaliya ma ahaa Farmaajo riixaya” (dhegayso)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay dagaalka Saaka ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobalka sool una dhexeya Puntland iyo Somaliland.

Eng Faysal cali Waraabe ayaa sheegay in dagaalkan dabada ay ka riixayso dowladda Federaalka somaaliya ,isla markaana horey u ogaayeen waa sida uu hadalka u dhigay qorshaha dowladda Federaalka ah ay u maleegayso Somaliland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Faysal Cali Waraabe “ Dagaalka Tukaraq Majeerten Kaliya ma ahaa Farmaajo riixaya” (dhegayso)”

  1. Qofkaan hadalkiisa lama soo xigto
    Qiimana ma laha
    Waa dhimir RADIO DALJIR

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com