Fartaag: “Amb. Madiera wuxuu ku milmay Siyaasadda Villa Somalia” (Daawo)

Fartaag: “Amb. Madiera wuxuu ku milmay Siyaasadda Villa Somalia” (Daawo)

Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaacil Fartaag oo Muqdisho ka hadlayeey Maanta ayaa ayaa si kulul u cambaareeyay hadal uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey uu ka jeediyay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Francisco Madiera.

Mandiera ayaa hadalkisa ku sheegay in Jubbaland ay maamulaan Jifo gaar ah,taas oo ka xanaajisay shacabka iyo waxgaradka Jubbaland.

Hoos ka daawo hadalka Fartaag.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com