Farmaajo, “Haddii aan Waxqaban Waayo Afar Sano Kabacdi isma soo Sharrixi doono Mar Kale” (dhegayso)

Farmaajo, “Haddii aan Waxqaban Waayo Afar Sano Kabacdi isma soo Sharrixi doono Mar Kale” (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Si cad u sheegay in hadii wax ka qaban waayo xaalada Amni ee dalka in uusan Rajo ka qabin in  4-sano kale uu isku soo taago Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay xaalada amni dalka ayaa  ku dhawaaqay dowladdiisu ay dagaal ka dhan ah la gali doonto Kooxaha  ku labista Dariiska Ciidamada Dowllada ee Shacabka dhibaatada u Geysta.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com