Farmaajo, “Haddii aan Waxqaban Waayo Afar Sano Kabacdi isma soo Sharrixi doono Mar Kale” (dhegayso)

HomeWararka

Farmaajo, “Haddii aan Waxqaban Waayo Afar Sano Kabacdi isma soo Sharrixi doono Mar Kale” (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Si cad u sheegay in hadii wax ka qaban waayo xaalada Amni

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo
Dooni kaluumaysi oo ku soo carisay xeebta degmada Gumbax (daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Si cad u sheegay in hadii wax ka qaban waayo xaalada Amni ee dalka in uusan Rajo ka qabin in  4-sano kale uu isku soo taago Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay xaalada amni dalka ayaa  ku dhawaaqay dowladdiisu ay dagaal ka dhan ah la gali doonto Kooxaha  ku labista Dariiska Ciidamada Dowllada ee Shacabka dhibaatada u Geysta.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: