Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Seerbiya iyo Koonfur Kuuriya (Daawo)

Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Seerbiya iyo Koonfur Kuuriya (Daawo)

Madaxweyne JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga maanta ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Seerbiya iyo Koonfur Kuuriya usoo magacaabeen Soomaaliya Mudane Dragan Zupanjevac iyo Mudane Choi Yeonghan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com