Farmaajo oo Khudbad Waddaniyad Xambaarsan ka Jeediyey Shirka London (daawo)

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad dareen dheer ximbaarsan ka jeediyay xafladii Jaaliyadda UK iyo Madaxda DFS Soomaaliya.

DAAWO

https://youtu.be/CItl7E9yiOM


Posted

in

by

Tags:

Comments

5 responses to “Farmaajo oo Khudbad Waddaniyad Xambaarsan ka Jeediyey Shirka London (daawo)”

  1. guulayso madax weyne

  2. Said Abdi Said

    Asc dhmaan shaqaalaha daljir
    Runtii waxay ahayd khudbad qiiro leh allah wxaan ka baryeynaa Soomaali inay mid nqoto isku duuban

  3. Ahmed cadde 7975195

    Xaqiiqdii waxay ahayd khudbad shucuurtayda kicisay iyo dhamaan umada somaliyed Waxayna cadayn utahay in hogaanka sare dalka uu maanta wadaniyiin faraha ugu jiro
    Ayna somaliya dib uso noolayn karaan

  4. Shirwac Abdisamed

    0907412301
    Asc Daljir runtii khudbadii taariikhiga Aheyd ee uu jeediyey madaxweyne #Farmaajo waa mid sooo jidatay dareenka shacabka soomaaliyeed Illhy ha nag a yeelo kuwii dhista dalkooda Oo xasiloni iyo kala danbey kusoo celiya Aamiin yaa Allah

  5. mohamed dalmar 906193243

    asc bahada daljir,
    runtii aad ayan ula dhacay khudbadi madaxweynuhu qurba jogta u sameyey ee wadaniyada lahayd, lkn yey noqon afmacaani iyo “Qowda maqashii waxna ha uqaban”
    wa mahadsantihin

U Jawaab Omar Adan Mohamed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com