Fanaanka Nimcan Hilaac oo laga Baajiyeey Bandhig uu ku qaban lahaa Bosaso (Daawo)

Fanaanka Nimcan Hilaac oo laga Baajiyeey Bandhig uu ku qaban lahaa Bosaso (Daawo)

Fanaanka Somaliyeed ee Nimcaan hilaac oo Todobaadyadii ugu dambeyeey socdaal ku marayeey gobaladda dalka Maalmo kahorna soo gaaray Boosaaso ayaa caawa laga baajiyeey bandhig faneed uu ku qaban lahaa Boosaaso.

Nimcaan Hilaac waxaa ku casumay Boosaaso inu bandhig faneed ku qabto Duqa Degmadda Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan,kadib qaylo dhaan kaso yeertay Culumadda Boosaaso ayaa kaliftay in uu bandhigan uu baaqdo.

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Hadlay ayaa sheegay in uu ka raali galinayo tageerayaashiisa ka kala yimid magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo in uu baaqdo bandhigaas uu kusoo bandhigi lahaa Heesihiisa,balse taas uu ka dambeyeey duqa Boosaaso.

Hoos kadaawo Nimcaan oo hadlaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com