FALCELIS
DIGNIIN: Aflagaadadu ka reebban fagaare-doodeedka bulsheed
Fadlan nala wadaag wixii talo, tusaalayn ama dhaliil ah ee barnaamijyada idaacadda Daljir – Emails: info@daljir.com | alldaljir@gmail.com
Caato – Asalaamu Caleeykum. Waad mahadsantihiin dhamaan meelaad jogtan shaqalaha daljir.bacdeeyn waxaan kutalin lahaa yay ka dhicin geyiga reer puntland nimaan kuufuri doonin yuusan kuurarin.doorashooyinka reer puntland waxaan aragnaa dad badan oo iskusoo tagey.anigu waxaan markhaati ka ahay dadka sheegan aqoonyahan qurbaha kayimid waa been dadkana yay lugooyn qaar hada puntland kusugan 20 sano baan isu xaafad qubahaa daganayn weligay ma arag xirfada aysheegteen iyagoo shaqo ugu kalihin amaba kushaqayn daka yaan lahaligin shacboow idinkaa dagan deeganada puntland nin qurbe kayimid waxaa ugu door roon Faroole Wasiirka Caafimadka Wasiirka maaliyada Ilka jiir iyo ina ciisa mudan Ina cuuke iyo ina isticmaar waxa kale quba.talooyin badsada wabilaahi tawfiiq |
|
|
|
|
|
|
|
|
|