Falaanqayn: Sidee loo arkay hadalka Madaweyne Farmaajo ee ahaa “Itoobiya waa ay joojisay faragalintii Soomaaliya?”

Falaanqayn: Sidee loo arkay hadalka Madaweyne Farmaajo ee ahaa “Itoobiya waa ay joojisay faragalintii Soomaaliya?”

Mukhtaar Ceynaanshe oo ahaa lataliyihii hore ee Shariif Sheehk Axmed  Madaxweynihii hore ee Soomaaaliya  oo Waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa ka hadlay   heshiiskii saddex geesoodka  ahaa ee  dhexmaray dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea .

Itoobiya ayaa sheegtay sidookale in ay joojisay  faragalintii  tooska ahayd oo ay Soomaaliya ku haysay Itoobiya

wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa Mukhtaar Ceynaanshe  ka wareystay sida uu u arko hadalka Madaxweyne Farmaajo ee ah in Itoobiya ay joojisay faragalintii Soomaaliya ay ku haysay? iyo xirrika iskaashi oo ay kala saxiixdeen wadamadan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com