Fah Faahin: Wasir Dowlaha Gaashandhiga Somaaliya oo Puntland Kala Wareegay Ciidamo Gaaraya 2,400 (Dhegayso+Sawiro)

Fah Faahin: Wasir Dowlaha Gaashandhiga Somaaliya oo Puntland Kala Wareegay Ciidamo Gaaraya 2,400 (Dhegayso+Sawiro)

Puntand ayaa manata Ciiidan gaaraya 2,400 ku wareeejisay wasaaaradda gaashan dhga soomaliya kuwaas oooka mid noqonaya Ciidanka Xooga dalka.

Maadweyne ku Xigeenka puntland ayaa ciidankaa Xogtooda ooo dhameystiran ku wareejiyay Wasiiiru dawlaha Wasaarada Gaashan dhiga soomaliya Maxamed Cali Xagaa oo puntland joogay maalmahan .

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan inooga diyaariyeey

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a200822070100d708bc60e9/Warbxinta+Wareejinta+Ciiidanka+Daraawiishta+puntland+By+Cabdi+Xakiiin+Garoowe+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com