Faahfaahin: Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo Maanta Xariga Ka Jaray Gegida Diyaaradaha Garoowe (dhegayso+sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah Genaraal Maxamed Abshir Hamaan.

Dhismaha Garoonka ee maanta xariga laga jaray waxaa dhistay Dowladda Turkiga ,iyado lacagta ku baxaysa ay bixinayso Dowladda Kuwayt.waxaana wafuud caalami ah oo beesha caalamka ka socota ay ka qayb galeen ,isla markaana hadalo kala duwan kaso jeediyeen.

Warbixintan Waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed sheekeye


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com