Fah faahin: Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Ka Shiray Qorsha Guddigaas (dhegayso)

Fah faahin: Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Ka Shiray Qorsha Guddigaas (dhegayso)

Gudiga doorashooyinka Puntland oo dhawantaanba waday kulama looga tashanayo qorashaha Horumarinta gudiga doorashooyinka puntland loona gaari lahaa nidaamka axsaabta badann ooo hufan ayaa manata soo gabagabeeyay shir socday muddo saddex cisho ah oogarooowe ay ugu qabteen Aqoon yahaano iyo dad ka socday Bulshada Rayidka ah si ay uga tala bixiyaan hananka geedi socodka doorashooonka Puntland.

Warbixinta Waxaa Garowe kaso diray Cabdixakiin Xuseen Xasan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com