Site icon Radio Daljir

Faahfaahin: Saraakisha Daraawishta Afurur oo Daljir uga waramay khasaaraha qaraxa (dhegayso | daawo)

Saraakisha Afurur ee Daraawishat Dowladda Puntland oo Radio Daljir la hadlay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qarax lala beegsaday caawa ciidamadda Difaaca Puntland ee deegaanka Afurur.

Cabdikariin Faarax Diiriye (Itoobiyaan) oo saraakiisha ciidamada Daraawiishta ee ku sugan aaga Afurur ayaa idaacadda Daljir uga waramay sida ay wax u dhaceen.

Hoos ka daawo.

Exit mobile version