Faahfaahin: Agaasimaha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay dilkii uu ka badbaaday (dhegayso)

Faahfaahin: Agaasimaha Guud ee Radio Daljir oo ka hadlay dilkii uu ka badbaaday (dhegayso)

Agaasimaha Guud ee Radio Daljir Axmed Shiikh Maxamed (Tallman) ayaa maanta ka badbaaday fal isku day dil ah oo uu sameyeey askari ku dhawaqayeey magaca mid kamid ah Musharrixinta Puntland.

Tallman ayaa sheegay xili uu ka tukamaysanayeey meel waxyar u jirta Radio Daljir xarunta Boosaaso in askari ka tirsan Ciidanka Booliska Bossaso uu xabbad aan loo meeldayin oo iskuday dil toos ah uu ku soo riday, isla markaana uu si dirqi ah ku badbaaday.

Tallman ayaa sheegay in askarigu uu ku dhawaqayey markii uu xabadda ridayey “maxaa Asad Diyaano idiin geeyey” asaga oo xabbado afsaar ah ku ridey Agaasimaha.

Hoos ka daawo waraysiga Agaasime Tallman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com