Site icon Radio Daljir

Faahfaahin: Madaxweyne Gaas oo sheegay in Puntland u madaxbannaantahay heshiisyada caalamiga ah (dhegayso)

Madawaynaha Puntland ayaa sheegay in dowladda Puntland ay u madaxbanaantahay heshiisyada caalamiga, sheegayna Imaaraatka in uu taageero wayn siiyo Soomaaliya.

Hadalkan ayaa waxaa uu ku sheegay shir jara’id uu maanta saxaafadda caalamka ugu qabtay Dubai oo booqasho uu ku joogo madaxwaynaha Puntland.

Warbixintan waxaa soo turjumay oo Boosaaso ka soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae2188cfd0000d65e89b694/Madaxwayne+Gaas+oo+Wariyeyaasha+Caalamka+kula+hadlay+Dubai.mp3?_=1
Exit mobile version