Faah Faahin: Taliye ku xigeenkii Saldhiga Bartamaha Bosaaso oo ku dhaawacmay weraar lagu qaaday Qeybta (dhegayso)

Faah Faahin: Taliye ku xigeenkii Saldhiga Bartamaha Bosaaso oo ku dhaawacmay weraar lagu qaaday Qeybta (dhegayso)

wararka dheraad ah ayaa kaso baxaya weraar Qaraxyo iyo Rasaas wata oo Caawaa lagu qaaday Saldhiga Bartamaha Bosaaso ,kaas oo kooxo hubaysan weraar xoogan ku qaadeen iyado khasaare dhaawaac uu jiro.

Taliye ku xigeenka Saldhiga Bartamaha Boosaaso Dhamme Axmed Maxamed Cali (Sanweyne) iyo labo Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay weraarkan oo ahaa mid si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha Magaaladda Boosaaso.

Maamulka Gobalka Bari iyo Taliska Qeybta Boosaaso oo an la xirirnay ayaan ka jawaabin taleefanadooda.

weraarkan Masuuliyidiisa waxaa sheegtay Ururka Alshabaab oo sheegay inay beegsadeen Saldhiga Bartamaha Boosaaso,mana jirto fah faahin intaa kabadan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com