Faah faahin kasoo baxaysa dagaal ciidanka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo ku dhexmaray g/Sool.

?

?
Iska hor imaadka oo aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay ayaa qaar ka tirsan dadka deegaanka waxay Radio Daljir ?u sheegeen in saddex kamid ah ciidanka Soomalailand lagu dilay weerarkaas, inkastoo dadkaasi ay ahaayeen dhanka maamulka Khaatumo, Iyadoo ?la isku adeegsaday rasaasta ka dhacda qoryaha culus iyo kuwa fudud, sida ay dadka deegaanku noo sheegeen.
?
Axmed Cali Faarax oo ah Wariye madax bannaan kuna sugan deegaanka xudun ayaa Radio Daljir U xaqiijiyey in iska hor imaadkaas uu jiro, in kastoo uusan sheegin tirada rasmiga ah ee dagaalkaas ku waxyeelowdey.
?
Mas?uuliyiinta maamulada Somaliland iyo Khaatumo weli kama aanay hadlin iska hor imaadka balse waxaa jira xiisado todobaadyadii ugu dambeeyey ka taagnaa deegaano katirsan gobolka Sool.
?
Dajir Garoowe?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com