Faah faahin 9 qof oo ku sumoobay Caano ay cabeen (dhegayso)

HomeWararka

Faah faahin 9 qof oo ku sumoobay Caano ay cabeen (dhegayso)

Carafaad Maxamed Diiriye oo kamid ah Dhalinyaradda Goobjooga ahaa dadku markay Cabayeen Caanaha Sumaysan ayaa ka hadlay sababta keentay inay caanaha ku sumooban 9 qof oo ay kujiraan Haween Ur leh ,kuwaas oo hadda kujira Cisbitaalka Xingalool Wariye Hodan Sulub ayaa marka horre weydiisay bal khasaaraha ay dhaliyeen caanaha sumaysan ee ay cabeen dadkaas. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3a69ad010100a624291316/Goobjooge+Carafaad+Maxamed+Diiriye+Xingalool.mp3

Culumadda Puntland iyo dowladda oo ka heshiyeey in Masaajidada an la xirin (dhegayso)
Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo dib ugu laabtay dhuusmareeb
15 Sacuudi oo lagu tuhmay in ay dileen deedna jarjareen Jamaal Khashoggi oo masawiradooda la shaaciyey

Carafaad Maxamed Diiriye oo kamid ah Dhalinyaradda Goobjooga ahaa dadku markay Cabayeen Caanaha Sumaysan ayaa ka hadlay sababta keentay inay caanaha ku sumooban 9 qof oo ay kujiraan Haween Ur leh ,kuwaas oo hadda kujira Cisbitaalka Xingalool

Wariye Hodan Sulub ayaa marka horre weydiisay bal khasaaraha ay dhaliyeen caanaha sumaysan ee ay cabeen dadkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: