Faadumo Hooreeye: “Hada markaan fiirino Hanaanka Siyaasada ee Puntland ka socda Xisbi ugu magac weyn oo la dhaho Aaranjaan 10 sano ka hor bay isu tageen,” (daawo)

Faadumo Hooreeye oo katirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland ayaa tusaale ka bixisay sida ay ku aasaasmeen Aaranjaan oo ah Urur aan xafiiskiisa la aqoon balse magaciisa aad looga maqlo Puntland.
“Hada markaan fiirino Hanaanka Siyaasada ee Puntland ka socda Xisbi ugu magac weyn oo la dhaho Aaranjaan 10 sano ka hor bay isu tageen kama aysan fekerin markaas xil qabta oo siyaasad ku dagaalama laakiin waxay ku fekereen tobankaa sano ka hor inay diyaarsadaan intay iyagu isku xirmaan Akoomo lacag ah akoomadaas lacagta ah berri dalka ay ku maamulaan wayna u suurtagashay,” ayay tiri Faadumo oo dhiirigelinaysey in Haweenku isku xirmaan si ay u gaaraan yoolkooda siyaasadeed.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com