Eriteriya oo aan ka qaybgalin shirkii IGAD

Eriteriya oo aan ka qaybgalin shirkii IGAD

Shirkii dowladaha xubnaha ka ah urur goboleeda IGAD ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Addisababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Shirakan oo ahaa kii caadiga ahaa ayaa waxaa lagu saxiiay heshiiskii ay gaareen madaxwaynaha dowladda Koonfurta Suudaan iyo kuxigeenkiisa.

Heshiiska ayaa waxaa gar wadeen ka ahaa ururka IGAD.

Dowladda Eriteriya oo la filayay inay kusoo biirto xubimada IGAD ayaan ka qaybgalin shirkii shalay, waxaana tagin madaxwaynaha Eriteriya Asias Afawerki.

Laakinse xoghayaha guud ee IGAD, Maxbuub Macallim oo BBC la hadlay ayaa yiri “waa arrin wakhti uun ku xiran. Heshiisku wuu dhacay, waxaa kaliya ee dhiman in lagu dhawaaqo”.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    IGAD WAA (BBAHAL HIGLO AFQARMUUNA KUMA KALA TAGTO WAXNA ISKUMA BIIRISO)

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com