Eng Abshir Siciid Muuse oo Aas Qaran loogu sameyeey Qardho (dhegayso/Sawiro)

Eng Abshir Siciid Muuse oo Aas Qaran loogu sameyeey Qardho (dhegayso/Sawiro)

Allaha u Naxariiste waxaa maanta Magaaladda Qardho Aas Qaran loogu sameyeey Eng Abshir Siciid Muuse Guddoomiyihii hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland,iyado ay ka qayb galeen Madax iyo shacab Farabadda.

Madaxweynaha Puntland ayaa kamid ahaa Madaxdii ka qayb gashay Aaska Marxuumka oo kamid ahaa Aas Asayaashi Puntland.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com