Eheladda Caasho ilyaas oo Radio daljir uga waramay qaabki loo dilay gabadhooda (dhegayso|daawo)

Eheladda Caasho ilyaas oo Radio daljir uga waramay qaabki loo dilay gabadhooda (dhegayso|daawo)

Eheladda gabar ardayd ahayd oo inti la kufsaday kadibna la dilay oo meydkeeda la hordhigay masjid hortiis ayaa Caawa Radio dalhir waraysi gaar ah siyeey.

Farxaan maxamed Axmed waa eheladda Caasho ilyaas wuxu uga warbixiyeey Radio daljir sida caasho lo dilay ,xiliga la wayay, iskulkay dhiganaysay, inkasto hoyadeed ay ka cudurdaaraty inay nala hadasho ,maadama shooksantahay balse farxaan ayaa ka hadlay qaabka gabadha yar dhibaatadu usoo gaartay.

Halkan hoose kadaawo muqaalka waraysiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com