Xukunka eedaysanayaasha kufsiga iyo dilka Caasho Ilyaas oo kadhacaya Garoowe

Xukunka eedaysanayaasha kufsiga iyo dilka Caasho Ilyaas oo kadhacaya Garoowe

Waxaa maanta la sugayaa inuu ka dhaco magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas oo ahayd gabar 10-sano jir ah, taasi oo dhibaatadii loo gaystay si wayn usoo jiidatay dareenka bulshada.

Falka oo dhacay sadex bilood kahor ayaa loo soo wareejiyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dhalinyarada ku eedaysan ayaa gaaraysa 11- wiil.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com